LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Sidee ayaa ku dhisi kartaa peronal bran-kaaga?

 







1: inaad fahantaa waa maxay personal brand?

2: magacaaga muxuu kaaga baahanyahy?

Personal brand: waa waxa ay dadku kaa sheegaan marka aad meesha joogin

             (Jeff Bezoz)

Personal brand: waa summad ama sawirka shaqsiyadeed ee qofku abuuro si uu isku muujiyo, uguna sahlanaada inuu gaaro u jeedooyin gaar ah, sida shaqo abuurid, dhisidda sumcad, ama kobcitaanka xirfadaha , waxaana kamida waxa dadka kale kugo xasuustaan marka magacaaga la maqlo, sida aqoontaada, habdhaqankaaga, io qiyamkaaga.

Tusaale ahaan qof caan ku ah inuu yahay shaqsi hal-abuur leh o sifiican uga hadla suuqgaynta ayaa yeelan kara personak brand suuqgayn io hal abuur.

Magacaaga muxuu kaaga baahanyahy?

  •  Wuxuu kaaga baahanyahy waqti
  •  Inaa joogtayso waxa samaynaysis
  •  Inay kaa go,antahay waxa

6 Arimood o muhiim ah o ku dhisan personal barnd-kaaga.

1:Yeelo hayb lagugu yaqaano

• Waa waxa ka dhigaya mid gaar ah, asal ahaan l,khibradahaaga, io dariiqada aad u martay xirfadaada.

• Ka dhig mid dhab ah o dadka xiriir la samayn karaan, kuna xooji hal-ku-dhig si fudud loo xasuusan karo

2: Online-kaaga io Ofline-kaaga waa inay meel ku saarantahay

• Ha samaynsan caado aad hadhow ku farxay.

• Nolashaada baraha bulshada io tan caadiga waa inay isku mid ahaadan.

• Noqo qof daacada o dhab ah, maxaa yeelay dadka si fudud bay u dareemi karaan hadi aad matalayso.

3: Ahdaaaf iyo QIyam yeelo .

• Wa ina taqana qiyamkaagu muxu yahay waqti fog iyo waqti dhow ba .

• Qorshe wax ku ool ah dagso

• Wax yaabah aad afka ka sheegysid wa inay noqdan waxyaabo ku salaysan noloshaada ama aad dhaqan galisay

4: wa inay jirta quality /tayo aad dadka kle kaga duwan tahay

• Wa inad tustaa sababta ay dadku kugu dooranayan adigo kuso bandhiga xirfadahaaga , aragtidaada fog ama natiijoyinka aad ka heshay wax qabadyadaadii

• Wa inay jiraan wax kaa duwaya dadka aad isku mihnada tihin

5: Dadka xiriirka ama macrifadu kala dhaxayso ( professional network )

• Dadka aad shaqa wadaaga tihin ama ad isla xirirtan wa qayb muhim ah o ka cawinysa kalsoni io fursad cusub

• La saxib xirfadla yaal kugu dhirigalin kara kuguna tageri kara hormarkaaga

6:Sàamaynta dhijitaalka (digital presence )

• Waxaad u bahanthy inaad si firfircooni ku salaysanthy u dhisto technologyaaga sida whibesiteyda , twitterka , Instagram ,facebook ,IWM .

• Contacts ka aad la wadaagto dadka wa inu si togan u xoojiya astaantaada o cadeeya xirfadaada iyo mawduuca aad ka hadlaysid .

Conclusion

Hadii aad joogtayso arimahaan oodhan waxa ku dhismaya personal brandkaga waxadna heli doonta sumcad shaqsiyaded o xogan

Post a Comment

0 Comments