Marka laga yimaado sida Allah s.w inuu sheegay ﴿ إِنَّ الشَّيْطَانَ لَكُمْ عَدُوٌّ فَاتَّخِذُوهُ عَدُوًّا ۚ إِنَّمَا يَدْعُو حِزْبَهُ لِيَكُونُوا مِنْ أَصْحَابِ السَّعِيرِ﴾
In shaydaanku yahay cadowga ugo wayn ee bini aadamku leeyahy balana kula galay inuu nalumin doono taas o aduunyadeen io aakhirdeenaba isir u ah , hadana hadana waxa jira cadow qof ku leeyahy.
Cadowga ugo wayn ee qofka leeyahy waxa ka mida...
1: naftaada:
hadii ay gudahaaga kandhex jiraan dagaaLo o aad aaminsantahay afkaar qaldan ama aad qabtid shaki "Tusaale" Hadi aad ka cabsatid fashilka wax kasta aad qaban lahydna uga baaqato arma waxa qaban kari waydaa , waa kalsooni la aa taasina waxay keenta doonitaan la,aan.
2: Ka baqashada mustaqbal:
In qofka mustaqbalka ka baqo, inu isbadelka ka baqo, iyo inuu guul darrada ka baqo waxay aad u saamaysa hanka io horay usocodka qofka.
3: dhaqamada wax tarka lahayn
Inuu qofku leeyahay caadooyin hoos u dhac u keeni karta koritaanka maskaxda, muujinta kartidiisa , iyo geedi u socodka nolashiisa. "Tusaale" In qofka habeenki o dhan dhafro maalinki o dhan hurdo wuxu lumiyey bar kamida nolashiisa io waqtigiisa.
4: Qancinta dadka kale
Ina nafsad ahaan aad jeceshahay inaa ficiladaada ku qanciso dadka kale, muuhimna maahan ficilkaaga dadka inay ku qancaan muhiimadu waa adiga faaido maku leeyahy naftaaaduna maku qanacsantahay.
Sidee ayaa cadowgaa uga guulaysan kartaa?
1: Inaa garato ama aad aqoon u leedahay meeshaad ku hooseyso.
2: Inaa qodabayso kadibna ku dhiirato iskuna daydo inaa u badashid kuwa aad ku fiicantahay.
3: Inaa ahdaaf yeelato mustaqbalka dhow io midka fog ka fikirto qorshayaalna u samaysatid.
4: Inaa geesi u noqota naftaada kana guulaysatid caado kasta o naftaada cadow kaaga dhigaYo
Gabagabo
Hadii aad baratid naftaada kuna dhaqatid talooyinka galka ku xusan waxaad ka guulaysatay cadowga nolashaada.
Fashilka waa macalinka guusha.
0 Comments